DEG DEG: Shirkii Madasha wadatashiga oo la soo gebagebeeyay (Akhriso War Murtiyeed)

Shirkii madasha wadatashiga qaran ayaa goor dhaw ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho iyadoo War-murtiyeed laga soo saaray. Shirkan oo muddo labo maalmood ah socday ayaa Madaxda Qaranka ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedyada dalka, waxay ku lafo-gureen arrimaha hortebinta u leh shacabka iyo dowladda, gaar ahaan sugidda amniga dalka,  wax ka qabashada saameynta abaaraha  … Continue reading DEG DEG: Shirkii Madasha wadatashiga oo la soo gebagebeeyay (Akhriso War Murtiyeed)